Sannadkii 1949 ayuu Sarreeye Gaas Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ku dhashay degmada Qardho oo markaas ka tirsanayd Gobolka Bari. Waxbarashadiisa Hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatay dugsiga hadda loo yaqaan Xaaji Mire oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Kadib wuxu u wareegay magaalada Muqdisho halkaas oo uu Waxbarashada dugsiga Sare ka dhammaystirayContinue reading “General Morgan”
Author Archives: Abdalla
Taariikh Nololeedkii Sayid Mohamed Abdulle Hassen
December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Googjoog News waxaa ay la xiriirtay qoyskii Sayidka Maxamed Cabdulle Xasan, qaar ka mid ah caruurtiisa si Soomaalida dhamaan u xasuusiso Taariikhda qiimaha badan ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Sayidka waxaaContinue reading “Taariikh Nololeedkii Sayid Mohamed Abdulle Hassen”